Madaxweyne Farmaajo oo Warbixin laga siiyey olole ka socda Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay mutadawiciinta hormuudka u ah Olalaha Isxilqaan ayaa ku dhiirrigeliyey in ay kordhiyaan dadaalkooda si degdeg loogu soo gabagabeeyo dib u dhiska Caasimadda, looguna gudbo wajiga labaad ee Olalahan oo lagu hormarinayo guud ahaan gobollada dalka. Mutadawiciintan oo isugu jira Shaqaalaha Rayidka ah ee … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Warbixin laga siiyey olole ka socda Muqdisho (Sawirro)